new icn messageflickr-free-ic3d pan white
Another one won the race. | by Yusuf Dahir's Somaliland Photos
Back to photostream

Another one won the race.

Abubakar Kaki oo Ubaxii guusha la ordaya hambalyo iyo sacab badan lagu qaabilayo garoonk. Waxaa dhawan ka dhacay cayaaraha ugu qiimo badan wadankan Norway magaalada Oslo waxaana loo yaqaanaa Bislett Games waxaana martida orodyahanada iyo macalimiintooda lagu soo dhaweeyaa Hotelka ugu dheer ee magaalada Oslo oo la idhahdo Oslo Plaza,waxaan loo fuliyaa dhamaan adeegyada aay u baahanyihiin.

1,061 views
0 faves
0 comments
Taken on December 23, 2007